Daawo Sawirada Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee ku dhinteen Xildhibaano katirsan Baarlamaanka ee ka dhacay Dhuuso Mareeb

Waxaa Faah faahin dheeraad ah kasoo baxaysaa Weerar Ismiidaamin ah oo galabta gil gilay Xarunta Gobolka Galgaduud ee Dhuuso Mareeb kaa ee ku dhinteen Xildhibaano katirsan Dowlada KMG iyo dad kale oo rayid ah. Weerarka Ismiidaaminta ahaa ayaa ka dhacay Goob Maqaayad ah ay ku shaaxayeen Xildhibaano katirsan Dowlada Masuuliyiin AHlu Sunna katirsan iyo Siyaasiyiin halakaas uu xoog kusoo galay nin walxaha qarxa isku soo rakibay | Read more ... | Reads (25)


Gudoomiye Tarsan oo ugu baaqay Xasan Daahir hadii uusan ahayn takfiir inuu Cambaareeyo qaraxii Tiyaatarka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa farriin u diray Sheekh Xasan Daahir Aweys oo dhowaan isagu ka hadlay khilaaf soo kala dhex galay hoggaanka ururka Al-Shabaab isla markaana ay xaaraan tahay in dilka dadka Muslimka ah la banneysto, wuxuuna Guddoomiye Tarsan ugu baaqay Xasan Daahir inuu u soo wareego dhinaca Dowladda. | Read more ... | Reads (31)


Baahida Barokacayaasha oo weli taagan

n ka badan 20 sano ayaa laga joogaa markii ay xerada qaxootiga ee Dhadhaab, oo ah tan ugu weyn dunida oo dhan, la aasaasey. Xerada oo ku taalla waqooyiga bari ee Kenya waxaa markii hore loogu talogaley in ay galaan 90,000 qof oo ka soo cararey dalka dagaalladu halakeeyeen ee Soomaaliya | Read more ... | Reads (29)


Maamulka Banaadir State oo maanta doortay Madaxweyne cusub

Maamulka goboleedka Banaadir State ayaa maanta yeeshay madaxweyne cusub kadib markiii baarlamanka maamulkaasi uu kulan xasasi ah ku yeeshay Muqdisho Shirka waxaa gudoominayay gudoomiyaha golaha barlamanka Maamulkaasi Xasan Axmed Muudeey | Read more ... | Reads (50)


Nin dilay aabihiis maxey tahay sababtu?

Nin aya lagu soo waramaya in uu udhameeyay aabihiis oo uu toos udilay si uu uqaato dhaxalkiisa . Anthony Garcia, 26,oo jir ayey gacanta ku soo dhigeen ciidanka booliska magaalada Los Angeles ee wadanka mareykanka markii la sheegay in uu dilay aabihiis Parker oo 60 jir ahaa | Read more ... | Reads (48)


Al shabab oo weerar afka ah ku qaaday xukuumada Turkiga

Afayeenka Al shabab Sh. Cali Maxamuud Raage Cali dheere ayaa sheegay in Turkigu ay gumeysi casri ah galinayaan Somalia isagoo ugu baaqay shacabka in ay arintaan ka digtoonadan | Read more ... | Reads (47)


Wiilka Madaxweynaha Punland oo dubay qarash badan ugu soo diray qurba jooga ku nool wadamada Yurub si ay u booqdaan goobaha shidaalka laga qoday ee ku yaalo gobolka Bari

Durbaba waxaa soo baxeysa in madaxda ciyaalkooda in ay siday doonaan ugu tagri falaan awooda siyaasada iyo dhaqaalaha canshuurta looga soo aruuriyo shacabka Puntland waxaana cajiib wiilka uu dhalay madaxweynaha Punland Cabdiraxan faroole oo lagu magacaabo Maxamed Cabdiraxaan Faroole u lacago badan u soo shuba qurba joog ku nool magaalada Londan ee dalka Ingariiska kuwaas oo si dhoolu tus ah loogu soo tusi doono goobaha laga qodaayo Shidaalka ee ku yaalo deegaanka puntland | Read more ... | Reads (50)


War Deg Deg ah Dad ku dhintay Shilka gaari oo caawa ka dhacay Ceel gub Ee Gobolka Shabeelada Dhexe(Daawo Sawirada

Dhowr qof ayaa geeriyootay halka qaar kalene ay dhaawecmeen kaddib markii uu rogmaday gaari TM ah ku sii jeeday magaalda Muqdisho. Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa isugu jira ragg iyo dumar, kuwaas oo ka soo safaray gobolka galgaduud gaar ahaan Ceeldheer, waxa uuna ku sii jeeday magaalada Muqdisho, Gaariga TM-ka ah ayaa ku qalibmay ama ku rogmaday Ceel gub oo ka tirsan gobolka shabeelada dhexe. | Read more ... | Reads (47)


War Deg Deg Ah Xukuumada KMG ee Soomaaliya oo Niyada ka jabisay Taageerayaasha Qaatumo State una diiday Aqoonsigii

Warsaxaafadeed goordhaw kasoo baxay Xafiiaska Raizil Wasaaraha Soomaaliya kuna saxiixnaa Raizul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa aqoonsigii Maamul Goboleednimo loogu diiday Maamulka Qaatumo State oo shalay Madaxweyne Shariif Sheegay in uu aqoonsan yahay | Read more ... | Reads (41)


Mudanayaal Baarlamaan oo gacanta isula tegay kalfadhi ay maanta Muqdisho ku yeesheen (Maxaa keenay gacan ka hadalka?)

Kalfadhiga Golaha Baarlamaanka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa waxaa hareeyay buuq iyo sawaxan markii dambe isku bedelay inay gacan isula tagaan qaar ka mid Xildhibaanada soo xaadiray kalfadhigaasi. | Read more ... | Reads (97)


Mexey tahay gundhiga Dilalka Shabaabku ku hayaan Dadka Wax galka u ah bulshada Soomaaliyeed imiseyna dileen? Magacyadooda Akhriso

Tan iyo markii ay soo shaac Bexeen Qolyahani ka been sheegaya Diinta islaamka horaantii sagaashameeyadii ayaa waxaa dalka iyo dadka Soomaaliyeed uu waayay halyeeyo, Aqoonyahano,culumaaudiin Saraakiil,dhaqaatiir iyo Salaadiin kuwaasi oo ay u arkeen in ay caqabad ku yihiin ama ay ka hor imaan karaan fikirka qaldan ee ay wataan. Biloowgii olalahooda ciribtireed ayaa waxaa ay dilal kula bartilmaameedsadeen Saraakiishii ciidamada Qalabka siday oo ay u akreen unuga kaliya ee aysan ka hir galin karin fikirooda waxaana ay si gaadmo ah ku dileen in ka badan 22-sarkaal iyo in ka sii badan oo isugu jira Dhaqaatiir,samafalayaal iyo nabadoono farabadan iyo cid waliba oo ka hor timid fikirka qaladan ee ay wataan. | Read more ... | Reads (188)


Al-Shabaab oo dadka G/Shabeellda Dhexe xoolahooda ka boobaya

Malleeshiyada kooxda Al-Shabaab ayaa billaabday in ay boob u geystaan dadka xoololeeda ah ee ku nool deegaannada gobolka Shabeellada Dhexe kadib dhaqaalo xumo soo wajahday. Malleeshiyaada ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa dib u billaabday boob ay markii hore ku hayeen dadka deegaannada gobolka Shabeellada Dhexe gaar ahaan dadka xoolaleeda ah, iyagoo ku amray in ay bixiyaan Xoolo nool iyo lacago aysan awood u lahayn in ay iska bixiyaan. | Read more ... | Reads (101)


Kooxda AL AZAARIQA oo ka mid ahayd kooxaha xag jirka ee KHAWAARIJ mexey aaminsanayd? (Qalinkii Sheekh Cali Wajiis)

Magaca ALLE ayaan ku bilaabanaayaa waxaana ku salineynaa rasuulkiisa qiimaha badan CSW. Walaalayaal KHWAARIJTU waa kooxda ugu khatarsan ee kooxaha hawa raacaa ee NABIGU CSW uu aadka umadiisa uga digay mana jirto koox uu uga digay sida uu kooxdaan uga digay. Haddaba mexey aaminsaneed kooxada ugu xagjirsan kooxaha KHAWAARIJ ee AL AZAARIQAH? AL AZAARIQAH wexey ku abtirsataa ninkii dhisay ee lagu magacaabi jiray NAAFIC IBNUL AZRAQ. Wexeyna ka mid eheed kooxaha badan ee khawaarij ugu miyal adag uguna xag jirsan adigoo arki doona waxyaabaha ey ku taraxtagtay ee ey umada dhiigooda ku baneysatay. | Read more ... | Reads (118)


Xasaan Xuseen Adan: Waxaa jira Culima Soomaaliyeed oo la rabo in Aduunka laga qariyo.

Xasaan Xuseen Adan: Waxaa jira Culima Soomaaliyeed oo la rabo in Aduunka laga qariyo Qaar ka mid ah Culumada Taageerta kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay inay Soomaaliya ay joogaan Culumo raba in la dilo, wuxuuna wadaadkaasi sheegay culimada qaarkood ay istaahilaan in aduunka laga qariyo . Xasaan oo ka mid ahaa Culumada sida weyn u taageersan xarakadda Shabaab ee Shirka ugu soo gabagaboobay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, wadaadkaasi ayaa ah isagu ah mid ay aragtidiisu fogaatay. | Read more ... | Reads (131)


DAAWO SAWIRRADA:-Soo Dhaweynta Raisulwasaare C/weli Ee Maanta

Published on December 8, 2011 by Jayte No Comments 279 views Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/weli Maxamed Cali Gaas oo maalmahan socdaal shaqo dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Muqdisho waxaana garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde loogu soo dhaweeyey si diiran. Hadaba waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada soo dhaweynta Raisulwasaaraha ee maanta. | Read more ... | Reads (109)


Dhallinyaro Is Abaabushay Oo Olole Nadaafadeed Ka Billaabay Degmada Wardhiigleey

Dhallinyaro si iskood ah isu abaabushay ayaa maanta olole nadaafadeed iyo dhir jaris ka billaabay xaafadda Buur Hindi ee degmada Wardhiigleey. Ololahan maanta ka billowday xaafadda Buur Hindi ee degmada Wardhiigleey ayaa waxaa fulinayay dhalinyaro kor u dhaafeysa ilaa 50 kuwaas oo si iskood ah isu abaabilay waxeyna dhalinyaradani jarayeen dhirta ka baxday xaafaddaasi Muddadii ay qaxa ku maqnaayeen, iyagoo sidoo kale gurayay qashinka iyo carrada xirtay waddooyinka xaafadahaasi. | Read more ... | Reads (120)


Tartan Lagu Dhiirigelinayo Nabadda Oo Ka Furmay Degmada Boondheere.SAWIRO

Degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa gelinkii dambe ee maanta waxaa si rasmi ah uga furmay tartan xaga kubadda cagta ah oo loogu magacdaray Nabadda iyo Isdhexgalka kaasi oo ay ka qeybgalayaan ilaa Afar kooxood oo ka dhisan degmada Boondheere. Furitaankii tartanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,masuuliyiin ka socotay maamulka gobolka Banaadir , xubno ka tirsan gudiga Olombikada Soomaaliyeed iyo qeybaha bulshada ee ku dhaqan degmadaasi iyo degmooyinka ku dhow dhow | Read more ... | Reads (143)


Togdheer vs Sanaag oo isku garab dhacay Ciyaar adag oo ay Maanta ku yeesheen Alamsey Istadiyum

Xulalka Togdheer iyo Sanaag oo ku jira Qeybta A tartanka Ciyaaraha Gobolada Soomaliland ee ka soconaya Magaaladda Burco ayaa Maanta isla dhaafiw aayay barbaro 0-0,waxaana Ciyaartaasi ay labada Xul isku qaadeen hujuum aad u adag oo qolana ay ka faaaideysan weysay. | Read more ... | Reads (109)


Shirkii Culumada Al-Shabaab Ee Baydhabo Oo Lagu Go'amiyay Leynta Culumada Somaliyed

Shirkii Culumada Al-Shabaab Ee Baydhabo Oo Lagu Go'amiyay Leynta Culumada Somaliyed | Read more ... | Reads (128)


DR. AXMED XAAJI C/RAXMAN OO MAANTA LAGU DILAY BOOSAASO

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaasoo ayaa sheegaya in saakay salaadii subax kadib lagu toogtay magaalada Boosaasoo Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan isagoo kasoo baxay | Read more ... | Reads (120)